Magaca: Seldom Cannula Plaster
Sharraxaadda (Somali)
Kani waa nooc sharooto ah oo hufan (la kala arkayo). Waxaa loogu talagalay in lagu daboolo meesha ay kanuladu maqaarka ka gashay si looga ilaaliyo bakteeriyada iyo biyaha, iyadoo isla markaana u oggolaanaysa maqaarka inuu neefsado. Sababta ay u hufantahay waa in dhaqtarku si fudud u arki karo haddii ay meeshu bararto ama casaan noqoto.
Description (English)
This is a transparent film dressing. It is used to secure the IV cannula and protect the insertion site from bacteria and external contaminants while remaining water-resistant. Its high breathability allows moisture to escape, and its transparency enables continuous monitoring of the insertion site for signs of infection or irritation.














There are no reviews yet.