Ritexone (Ceftriaxone 1g)
Af-Soomaali
Ritexone waa dawo antibiyootik ah oo ka tirsan kooxda loo yaqaanno Cephalosporins. Waxaa loo isticmaalaa in lagu daaweeyo infections-ka ama xanuunada ay keenaan bakteeriyada, sida oof-wareenka (pneumonia), infection-ka kaadi mareenka, iyo meningitis-ka. Maadaama ay tahay dawo xooggan oo xididka laga mudo (IV), waa in dhakhtar ama kalkaaliye kaliya uu bixiyo si looga fogaado khatar ama xasaasiyad.
English
Ritexone is an antibiotic medication belonging to the class known as Cephalosporins. It is used to treat a wide variety of bacterial infections, such as pneumonia, urinary tract infections, and meningitis. Because this is a potent injectable medication (IV), it must be administered by a healthcare professional to ensure safety and monitor for potential allergic reactions.











There are no reviews yet.